Ciidamada sugaya amniga Shirka beri oo la go’aamiyey iyo Wararkii ugu dambeeyey

Waxaa goor dhow oo caawa ah ku soo gebageboobay garoonka dayuuradaha Aadan cadde ee magaalada Muqdisho shir xasaasi ah oo ay lahaayeen saraakiisha ciidamada amaanka DF iyo kuwa AMISOM. Shirka ayaa looga hadlay cida sugeysa amniga shirka teendhada Afisiyooni uga furmaya madaxda DF iyo dowlad goboleedyada, kaasoo ay qaban-qaabineyso beesha caalamka inkastoo Madaxweyne Farmaajo uu … Continue reading Ciidamada sugaya amniga Shirka beri oo la go’aamiyey iyo Wararkii ugu dambeeyey